Loading...
Hargeisa, Somaliland
Mon - Fri : 09.00 AM - 09.00 PM
+25263-7999931
Modal Popup

Ash-Ashura Organization ( AAO)

We are proude of to make difference.

Video

Sections

What We Do

Umu-Salama Hospital

Dhaktarka umu-salama waxa uu ku yaalaa Somaliland hargaysa agteeda, lafta farawayne qaybteeda laalays- galbeed. Dhakhtarka umu-salma waxa lagu dhisi doonaa idamka alle hal miliyan(million) oo min hal dollar ah.

Dhakhtarka um-salama waa dhakhtar waqfiya, waxa ka wakiila oo gacanta ku hayn doona mu'asasatul ashuura islaamiya. Dhakhtarka uma-salama qaybta hore waxa lagu dhisi doonaa hal milyan oo qof oo min hal dollar ah. Qaybta labaadna waxa ay ku socon doonta hal milayan oo min hal doller ah. Dhakhtarka umu-salma inta uu dhismuhu socdo waxa lagaa qaadi doonaa hal doller waa dhakhtar waqfiya oo illahay dartii laguu shaqaynayo, waxa aad iibsan doontaa dawada oo kaliya

The Umu-Salama Hospital is located in Somaliland, near Hargeisa, in the western part of Lafta Farawayne. The Umu-Salama Hospital will be built with the help of God, with a total of one million dollars, at one dollar each. The Umu-Salama Hospital is a charitable hospital, managed by the Islamic Ashura Foundation. The first phase of the Umu-Salama Hospital will be funded by one million people donating one dollar each. The second phase will also involve one million people donating one dollar each. During the construction of the Umu-Salama Hospital, a fee of one dollar will be collected from you. It is a charitable hospital, established for the sake of God, and you will only pay for medicines.

Education

Mu'asasada a-shuura islaamiya waxa ay qabataa waxabarashada qaybaheeda kala duwana mid diiniya iyo mid maadiyaba. Mu'asatu waxa kale oo ay bixisaa barmaamujka u diyaar garowga guurka oo wiilal iyo gabdho ba iyada tababaro iyo shaadooyin ku sii saa wiilka iyo gabdhaha sidii ay guryahooda u dhisan lahaayen uguna dhaqmi lahaayeen shareecad islaamka. Mu'asada qaybteeda waxbarashadu wax badan bay iftiimin doonta dhinaca aqoonta diiniga ah iyo ta maadiga ah ba dugsi hoose , dugsi sare ilaa heer jaamacad. .

The Ashura Islamic Foundation provides education in various fields, both religious and secular. The foundation also offers a marriage preparation program, training boys and girls on how to build their homes and live according to Islamic law. The educational aspect of the foundation will greatly enhance knowledge in both religious and secular subjects, from primary school to university level.

Farms

Mu'asasatul Ashuura Islaamiya waxa kale oo ay ka shaqaysaa wax-soo-saarka beeraha, waxa ayna dhiirrigelisaa in wax lala soo baxo. Carabtu waxa ay tidhaa, qofka aan la soo bixin wixii uu cuni lahaa, go'aankiisu gacantiisa kuma jiro. Umaddu waxa ay ku horumari kartaa marka ay iyadu la soo baxdo waxa ay cunayso. Markaa, Mu'asasatul Ashuura Islaamiya waxa ay awoodda saari doontaa wax-soo-saarka dalagyada kala duwan.

The Ashura Islamic Foundation also works on agricultural production and encourages self-sufficiency. The Arabs say that a person who does not produce what they will eat has no control over their own decisions. A nation can progress when it produces what it consumes. Therefore, the Ashura Islamic Foundation will focus on the production of various crops

Livestock

Mu'asasadu waxa kale oo ay ka shaqaysaa daryeelka iyo dhaaqaalaynta xoolaha nool sida geelana, dhiga,lo'ada iyo dhigaaga.

The foundation also works on the care and management of livestock such as camels, sheep, cattle, and goats

About Us

Mission

Our Mission

Members

Our Team

Muna Ahmed

Chairwoman

Farduus Ali Ismail

Vice Chairwoman

Ifrax Hassan Adam

Logistic office

Road Duad Hussein

Finance &Treasury

Maryam Naasir Cumar Aw Ali

Executive Director