Supporting Education
Aasiya waxa ay qabataa waxabarashada qaybaheeda kala duwana mid diiniya iyo mid maadiyaba. Mu'asatu waxa kale oo ay bixisaa barmaamujka u diyaar garowga guurka oo wiilal iyo gabdho ba iyada tababaro iyo shaadooyin ku sii saa wiilka iyo gabdhaha sidii ay guryahooda u dhisan lahaayen uguna dhaqmi lahaayeen shareecad islaamka. Mu'asada qaybteeda waxbarashadu wax badan bay iftiimin doonta dhinaca aqoonta diiniga ah iyo ta maadiga ah ba dugsi hoose , dugsi sare ilaa heer jaamacad.
The Ashura Islamic Foundation provides education in various fields, both religious and secular. The foundation also offers a marriage preparation program, training boys and girls on how to build their homes and live according to Islamic law. The educational aspect of the foundation will greatly enhance knowledge in both religious and secular subjects, from primary school to university level.
Photos