Farms
Mu'asasatul Ashuura Islaamiya waxa kale oo ay ka shaqaysaa wax-soo-saarka beeraha, waxa ayna dhiirrigelisaa in wax lala soo baxo. Carabtu waxa ay tidhaa, qofka aan la soo bixin wixii uu cuni lahaa, go'aankiisu gacantiisa kuma jiro. Umaddu waxa ay ku horumari kartaa marka ay iyadu la soo baxdo waxa ay cunayso. Markaa, Mu'asasatul Ashuura Islaamiya waxa ay awoodda saari doontaa wax-soo-saarka dalagyada kala duwan.
The Ashura Islamic Foundation also works on agricultural production and encourages self-sufficiency. The Arabs say that a person who does not produce what they will eat has no control over their own decisions. A nation can progress when it produces what it consumes. Therefore, the Ashura Islamic Foundation will focus on the production of various crops